Saturday, May 19th, 2012

Albashiir iyo dhiggiisa Shiinaha oo ka wada hadlay arrimo la xiriira horumarka iyo iskaashiga labada dal

Published on June 29, 2011 by   ·   No Comments

Sudan: – Madaxweynaha Shiinaha Huu Jantaw iyo dhiggiisa Sudan Cumar Al-bashiir ayaa kulan ku qaatay caasimadda Shiinaha ee Beijing kadib markii shalay si heer sare loo soo dhaweeyay Albashiir , inkastoo Mareykanka iyo qaar kamid ah hey’adaha xuquuqul insaanka ay si daran u cambaareeyeen soo dhaweyntaasi

Huu Jantaw ayaa si aad ah usoo dhaweyay Albashiir oo ay doon dooneso maxkakamadda Dambiyada Caalmiga ee ICC-da kadib markii lagu eedeeyay dambiyo dagaal iyo kuwa ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo la sheegay in uu ka geystay gobolka Darfor ee galbeedka Sudan oo la tilmaamay in lagu dilay 300 oo kun oo rayid tan iyo sanadkii 2003-dii.

Madaxweynaha Sudan ayaa aad ugu mahad celiyay dhiggiisa Shiinaha sida diiran ee loo soo dhaweeyay iyo qaabka loola dhaqmay waxa uuna tilmaamay in xiriirka ay la leeyihiin Shiinaha uu sii xoogeysanaya marba marka ka dambeesa.

Labada dhinac ayaa waxey shalay wada saxiixdee heshiis ah sidii loo xoojin lahaa  soo saaridda shidaalka ee Sudan iaydoo howlahaasna ay u istaagayaan shirkado kale oo Shiinaha ah oo kaba kuwa imika ka howl gala gudaha Sudan.

Waxaa lagu wadaa maanta in labada madaxweyne ay wada saxiixdaan heshiiyo kale oo ku aadan dhinacyaad iskaashiga iyo horumarinta ah.

Shiinaha ayaa xiriir qoto dheer la leh dalka Sudan isbuucii horena waxa ay shaaca ka qaadan in Madaxweynaah Sudan asyanmarnaba u dhiibi doonin  ICC-da maadaama asyan ka mid aheyn dalalkii saxiixay heshiiskii lagu dhisay ICC-da.

Mareykanka ayaa si xun u cabaareeyay tallaabada ay qaatday Shiinaha ee ku aadan soo dhaweynta Al-bashiir iyo casuumadda, Hey’adda udooda xuquuqda aadanaha ee HUman rights Watch waxa ay iyana tilmaantay in arrinka uu yahay mid lagu ihaaneeynayo dhibanayaasha dhibaatada loogu geystay gobolka Darfor, Amnesty International-na waxa ay ku sheegtay dalka Shiinuhu in uu noqday hooy ay gambaad ka dhigtaan dadka geysta dambiya ka dhanka ah xuquuqda aadanaha.

 

Create PDF    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna