Saturday, May 19th, 2012

WHO oo sheegtay in cudurka Daacuunka uu dad badan kudilay gudaha Soomaaliya.

Published on May 31, 2011 by   ·   No Comments

Somalia: –  Ururka caafimaadka adduunka WHO ayaa sheegtay in cudurka Daacuunka uu dad aad u tira badan ku dilay gudaha dalka Soomaalya bishii hore ee sanadkan.

Tirada Dhimashada ayaa lagu sheegay in ay gaarayso in kabadan 85 qof halka qaar kalana  uu saameeyay.

Afhayeen uhadlay Hay’ada Caafimaadka Aduunka uqaabilsan Qaramada Midoobay ee WHO oo lagu magacaabo Pieter Desloover ayaa sheegay in Magaalooyinka Muqdisho ,Afgoye iyo Baydhabo ay yihiin kuwa ugu badan ee uu cudurkan saameeyay.

Waxaa la xaqiijiyay in Isbitaalka Banaadir ee Caasimadda Soomaalia ee Muqdisho ay kudhinteen 85 qof oo cudurkaas uu kudhacay.

Afhayeenka WHO uhadlay waxaa uu tilmaamay in Cudurkan uu aad kor ugu kacay Bishii April ee lasoo dhaafay.

Dadka ugu badan ee uu cudurkan Daacuunka uu saameeyay ayaa lasheegay in ay yihiin Caruur kayar da’da Shan sano jirka ah.

Dadka uu haleelay cudurkan ayaa inta badan aanan helin biyo nadiif ah iyadoo ay taasi udheertahay in ay jireen Roobab biyo dhigay Gobolada Qaar ee Dalka Soomaaliya iyo Nadaafad xumo isbiirsatay.

Dalka Soomaaliya ayaanan lahayn wax dowlad dhexe ah oo daryeesha dhanka caafimaadka  20-kii sano ee lasoo dhaafay, waxaana jira kooxo yar oo dhanka Caafimaadka kashaqeeya oo la tacaala dhibaatooyinkan sii kor dhaya marba marka ka dambeysa.

 

 

Create PDF    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Sports

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi ...
van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna