Asc dhaman musliminta mel walbo e jogan waxan halkan kasalamaya dhaman shaqalaha star fm marka lawad waxan salamaya dhaman somali weyn melwalbo e jogan…. mahadsanidin’
waxaan halkan salan qiimo badan uga dirayaa dhaman asxabta rer kismayo waxan idin leyahay sxbayal igahoya sln mida ugu qimaha badan waxan kalo si qas ah uslmaya hoyo mcn oo kunol wadanka somaliya gar ahaan dagmada kismayo waxan kalon slnta ka ilaway gacalisadeyda an adka ujeclahay ee lagu magacabo ubax waxey kunoshahay xeryaha qaxotiga ee ifo dhaman shaqalaha istarfm iyagana wan salamaya by axmed khalif garissa kenya
Asc marka hore,salan kadib waxan halkan kasalamaya all my relatives including baba Hussein, mam Nadifo kalil,sis fatuma Hussein,my beloved bro Bashir Hussein,my sista Halima adan(akiwa mjini Garis) my four bro nd sists wakiwa Dagahaley. Idinkana wan idin salamaya.
Asc all muslims in waqoyi bari kenya and star fm waxan cawa xalkan kaslamaya HOYO QURESHA ADEN HUSSEIN IYO ABO DEKOW HUSSEIN, BABA ALI (WAJIR), AFEY HUSSEIN, ALI HUSSEIN, ABDI HUSSEIN( blaki) ,CEBLA HUSSEIN, DUBEY HUSSEIN, ABAYO AMINA DEQOW, WALAL HASSAN DEQOW, SAFIYO DEQOW, SAXRA DEQOW, HARUN DEQOW, YUNIS DEQOW, SALMA DEQOW, NAJMA DEQOW, ZAKARIA DEQOW (CADE), SUMAYA DEQOW, SULEQA DEQOW, DAMAN DEQOW FAMILY AND MAMA MOGAY HARED. WA ANGO HUSSEIN DEQOW KUNOL KINSASHA DR CONGO WAN NISALAMEY DAMANTIN SAQALAXA STAR FM IYO ITA ITAQANO MUQAL IYO MAGACEYGA MAXAD SANID
Am Abdull H. Kilas from Garissa. Waxan salamayaa dhamaan asxaabteyda. Waxan si khaas ah usalaamayaa somali dhamaan meelkastoo ey joogto. Waxan dhihi lahaa somaliyey waan silacnaye sidan aan isku dhaano. Aduunka waan kaharnaye qaadirken aan u toobadkeeno oo hurdada aan ka kacno.
Anigo ah china aya halkan waxan ka salamaya dhaman shaqalaha starfm iyo dadka islamka ah mel kasto ay jogan:waxan qas ahan u salamaya hooyadey macan1:hidayo khalif ali 2:abo ahmed salat gaabow iyo walalahey leylo ahmed abni ahmed hodan ahmed iyo sahal ahmed hashim ahmed iyo ridwan ahmed
We,the NEP Community need to appreciate and infactcongratulate STAR FM for their hardwork and the initiatives in managing to open several stations in NEP,thus making the voices of the community heard all over the world!This Is Great Star FM.Bravo!Please be informed that we are proud of you and your stations and the communication links you have facilitated in this forgotten part the country.Star FM is the realvoice of the Day.
halkan waxaan kasalamaya shaqalaha star iyo dhamaan muslimiinta oo dhan meel waliba ay joogan kadib waxaan halkan hooyaday
1-eblo hussein matan
2-aabe aden zubeir
3 walaalahay , halima aden, fadumo aden (babo),Dr abdi aden zubeir , muhumed ali, saxarlo aden , abdinasir aden (xarago) ikran abdi, hassan hanshi, abdi hanshi, naxwi muhumed , fadumo ali wajir, safia dekow ,hasan deckow ,ilyas aden , nuuh aden , ubax aden , yahye ali wajir , moha ali wajir.
waxaan dhamaanteen halakan aga tahniyadeyneynaa Afey hussein matan iyo fadumo ilyas oo aroos kooda kadhacayo magalada garissa gaar ahaan suuqa xoolaha.
wan ni salamay shaqalaxa starfm salan kadib anigo axx hussein dekow hussein iyo aboo dekow hussein,hoyo quresha aden hussein ,hoyo mogay hared ,amina dekow ,hassan dekow ,yunis dekow, safio dekow harun dekow,zakaria dekow okalajoga dalka america ,UK,ASIA,S.AFRICA waxan taxniyad aroos ax udirena AFEY HUSSEIN MATAN kuu aqal galay magaladha ifo waxan allah ogabaryena will iyo cano gawar cano udamdeynti waa hussein onilex maxadsanid daman shaqalaxa star fm gar axxan caweysiga iyo taxniyadaxa
ascaleykum salan kadib waxan xalkan kasalamaya daman shaqalaxa star fm damantin .after that great waxankale onsalamaya oyadey
hoyo quresha aden
dady dekow hussein matan
MR. Afey hussein matan
MR.Ali hussein matan
MR.Ali hussein matan (ali wajir)
MRS.Mogay hared mire
MRS.Eblo hussein matan
HON.Hassan dekow hussein (my twin brother)
MRS.Amin dekow hussein (amina dada)
SIST. Sophia Dekow hussein
BRO .Yunis dekow hussein
BRO.Zakaria Dekow Hussein
SIST.Ayan Dekow hussein
and others ma family
Ma Name is Hussein Dekow Hussein
from DR.Congo place LUMUMBASHI
waxaan halkaan tahniyad aroos aga direeynaa anagoo kala ah
abdi casis hasan
c.raxmaan warsame (muller)
hassan ibrahim xaaskii iyo arurtiisa
ganee c.qadir xaskisa iyo caruurtiisa
iyo reer a.karin ibrahim dhamaantood
dadkaas oo ayaa waxey tahniyad aroos udirayaan
c/raxman cali warsame iyo nasteexo ibraahim oo dhawaan arooskoodu kadhacay magaalaada blackbpool ee cariga ingriiska waxaanu leenahay nokhda kuwii iskuwara aamiin.
Asc dhaman musliminta mel walbo e jogan waxan halkan kasalamaya dhaman shaqalaha star fm marka lawad waxan salamaya dhaman somali weyn melwalbo e jogan…. mahadsanidin’
Waxan halkan ka salamaya dhaman shalaha star fm.ani ah GULED HASHI WARSAME.>HOOYO ASLI BARE ISMAIL OO OHIO.Ahmed hashi.abdiaziz hashi ,fosiyo hashi,mohamed tuubo,mustaf dhuux,said abdi gelle.iyo musliminta mel walba e jogan
Asc dhamaan musliminta melkasto ay joogan, waxaan salaamaya dhamaan shaqaalaha idaacada starfm, waxaa kale oo aan salaamay my sweety (‘”\/”‘)f
Waxan salamaya daman shaqalaha star.waxa kale oon salamaya hoyo shaciya dabar iyo abahey bishar a.rahman.walalahey farhiya fiska,moha bishar,ahmey,diney.abdulai,yahya iyo edathey arafo iyo carurtetha,hawaryartey adey dabar iyo carurtetha…iyo saxibyashey daman iyo asxabta rer garis gaar ahan xafada bula cadan.
Noorow bir…kartoum sudan
Asc star fm..halkan waxan ka salaamaya ayey nunay,ayey cebla dhuux,ayey gela,etha samey,etha uthugoy,etha amina kahiye..awow bashir,awow farax,awow cabdikareen,awow mahad..iyo dhamaan re cabdirahman cabdilahi…
Asc star fm..halkan waxan ka salaamaya ayey nunay,ayey cebla dhuux,ayey gela,etha samey,etha uthugoy,etha amina kahiye..awow bashir,awow farax,awow cabdikareen,awow mahad..iyo dhamaan re cabdirahman cabdilahi…
NOOROW BIR-AFRICA UNIVERSITY-KARTOUM
Asc bahda starfm. Waxan kalkan ka diriya tahniyad aroos anaga o kala ah shuceyb salad ali,ismail karanja,ahmed dj,asho ahmed,edo ruquya ismail,abti kompo,mahamed abdi yarow iyo ongoye. Lada lamani wa zamzam abdi karin iyo A/lahi keyr o ku magac dher flecter aroska waxa o ka dhacay hagadera block E5.ducadanah wa xagena bahda dadihiyasha.
halkan waxa katahniyadeenayaa aroos anaga oo kala ah salman,simba,salma,salah,nuura,bana,malika,sucaad,mahamed.yankez,
susan,aymen,waxay tahniyad udirayaan arooska iyo aroosada..
MUNASAR MAHAMED ABDI IYO YARA SALAH ABDI..
oo uu arooskoodu kadhacay wadanka ALASKA ee magalada juneau..waxan leenahy kuwii arooskooda ku waara ubad khayrqabana kalahela AminAmin Amin
TAHNIYAD AROOS
Abshir Isack ali,Nimco Mohamad Ali, Abdirashiid Isack Ali,Abdullahi Issack aliiyo xaaskiisa Sacdiyo Mohamed Issack.
dadkaasi oo dhamaan joogga dalka Sweden
waxa ay tahniyad iyo bogaadin u dirayaan Afeey Hussein Mataan iyo Faadumo Ilyas oo dhowaan arooskoodu ka dhacay magaalada Garissa gaar ahaan suuqa xoolaha,waxaan leenahay isku waara ubad kheyr qabana kala hela aamiin aamiin,
waxaan halkan ka salaamayaa Hooyo Hindiyo Hussein,aabe Ali hussein(Ali wajir)Hooyo Aamino Isaaq,Abtiyaasheey Mohamad hussein,Abdile Hussein,Harun hussein colhaye,iyo xaasaskooda &caruurtooda,eedayaalkey Kaamilo Ali iyo Calaso Ali iyo caruurdooda,xaaskayga qaaliga ah Sahro Ali wajir,iyo caruurteeyda,adeer Ibrahim xaayloow iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa reer Barre kaalmooy,yusuf Ibrhim,Haliimo Xaayloow iyo caruurteeda iyo asxaabtayda aan aadka u jeclahay,muse gorile,maxamed ibrahim,hassan kabaweyne,Abukar dibiraa, Abdirashid baadari,oo dhamaantood jooga N.E P iyo Tana river iyo inta dhamaan maqalkayga iyo muqayga taqaan iyo bahda starfm
waxaan halkan salan qiimo badan uga dirayaa dhaman asxabta rer kismayo waxan idin leyahay sxbayal igahoya sln mida ugu qimaha badan waxan kalo si qas ah uslmaya hoyo mcn oo kunol wadanka somaliya gar ahaan dagmada kismayo waxan kalon slnta ka ilaway gacalisadeyda an adka ujeclahay ee lagu magacabo ubax waxey kunoshahay xeryaha qaxotiga ee ifo dhaman shaqalaha istarfm iyagana wan salamaya by axmed khalif garissa kenya
waxa salama bahda i dhacada star fm dhamantiin wan idhin salamay iyo dhaman dalayarta reer bulla mbia mandera sacw
Asc marka hore,salan kadib waxan halkan kasalamaya all my relatives including baba Hussein, mam Nadifo kalil,sis fatuma Hussein,my beloved bro Bashir Hussein,my sista Halima adan(akiwa mjini Garis) my four bro nd sists wakiwa Dagahaley. Idinkana wan idin salamaya.
Waxaan marka hore salaamayaa dhamaan bahda star fm kadib anigoo ah kingkadar,Hooyo Qadijo Farah Hassan,Abe MUHUMED Abdullhi,Aboowe Aftiin Issack DAUD,Abaayo AMRAN issack Daud,Abaayo Maryan,Abaayo Saidia,Aboowe Salaad,Aboowe/saxib Maslah Ibrahim Aboowe MAWEL,iyo dhamaan asxaaabtayada waxaan halkan ugu direynaa Tahniyad AROOS Arooska AbdiQadar Muhumed iyo Aroosada IQra ibrahim oo aroos koodu kadhacay MAGAALADA mandera gaar ahaan Xaafada Bulla mpya iyo Magaalada Ballad Xawa xaafada Farjana NOQDA Kuwii isku waara oo ubad Qeyr Qabo Kala Hela AMIIN AMIIN
Waxaan marka hore salaamayaa dhamaan bahda star fm kadib anigoo ah Maxamad Qadar Adan oo jooga dalka Finland waxaan marka hore si gaar ahaan u salaamayaa HOYO CALASO,HOOYO XAYBO CISMAAN,OO JOOGAAN MANDERA WAXAAN KALOON SALAAMAYAA DHAMAAN ABTIYAASHAY MEEL WALBO OO AY JOOGAAN ABTI NAASIR,MUXIIDIIN,SAACIS C|SHAKUYUR HABIRIR XAFSO,SULEEQO XAMDI MAYMUUNO IYO INTA KALE OO DHAN WAXAAN KALOON SALAAMAYAA ASXAABTAYDA MUBARAK(GEESEEY),LOOSLOOS,DJ KABETE,GUJIYE OO DHAMAAN JOOGAAN NAIROBI
asalaamu aleykum waxaan dhamaan salamaya marka hore shaqaalaha idaacada,musliminta oo dhan gaar ahaan reerkena siiba aabo a.samad hoyo sooc xussein, wallalahay oo kala ah aniso,safiyo,aisha,fatma,bukhaari,ayub,umusuleym iyo salaahudiin iyo inti magacayga taqaana. wasalamu aleykum
Waxan halkan kasalamaya eheladha & qarabadha o kala ah sudeyse,ali lafole, aisha mohamed iyo rer-derow o dan
waxan halkan kasalamaya shaqalaha starfm.kadib waxan salan tahniyad iyo bogadin aan udiraya saxibkey Alibaba iyo liinkey oo ku aqal galey xerada kakuma
Asc dhaman shaqaalaha Star Fm? Waxanhalkan kasalamaya dhaman hooyade iyo aabe iyo walalahe iyo dhaman wahi muslimin aah Oo iitaqaanta mise Maqaalkeyda Ogsoon Maxadsinid star fm
Anigo ah mohamed ilyas o mandera ku noo waxan salamaya dhaman muslinta gaar ahay hoyadey nasro iyo walalahey iyo dhaman inta maqalkeyga iyo muqalkeyga taqana
asalama alaikum
INALILAAH WAINAA ILAHAAY RAJICUUN.
waxaan halkaan tacsiya udirayaa abtigeey haji bullow kahiya iyo edo habiba huseein. waxaan lehyahay ilaahay sabir iyo imaan hainkaasiyo geerida naxdiinta laheeda ee kutiimid naftaay haji bullow oo kugeeriyotaay magalada mandera ee dalka kenya.
Waxaa tacsiyadaan diraaya aniga o ah Dinow Abdullahi Sheikh oo joga magalada melbourne, Australia iyo hasaskeeyga anab sheikhow iyo halima arap iyo ciyalkeeyga.tacsiyadaan waxaan udirayaa
1. Athar haji bullow
2. Mohamed haji bullow
3.Abdi haji bullow
4.Abdifatah haji bullow
5.Hassan haji bullow
6.maymun haji bullow
7. Abdihakim haji bullow
iyo damaan qaraabada iyo ehelada ay ka geeeriyotaay naftaay haji bullow.
waxaa kalee oo tacsiyadaan diraaya hoyadeey Mogay kahiya osman iyo Abo Abdulahi sheikh Ahmed iyo maryan abdullahi, mohamed abdullahi, bishara abdullahi,hashim abdullahi oo damaan kukala nool Australia, London iyo kenya.
Kula nafsu daqitul mawtu.
asalama alaikum
Asalamu aleykum bahda star fm,warqadan waxay ka timid dhamaan reer Ibrahim Dahir oo ku kalanool dalalka Africa iyo waqooyi America waxay halkan ugahambalyeynayaan Mr Ali ibrahim iyo Marwo Faiza Duwane oo meherkooda kadhacay magaalada Garissa sabtidii,waxanu lenahay noqda kuwii iskuwaara wiil iyo caana Gabar iyo caana.
Asc wad salaman tiihhin dhamaan shaqalaha str fm
inta kadib waxan halkan kasalamaya dhamaan waladadey iyo saxibadey melkasta oyjogan
gar ahan
1.xasan
2.bagaase
3.maxamed
4.abdi xakim
5.kheyro
iyo xaskeyga karan
Asc wadsalamanthin daman waxan ahay gabar somaliyed asal ahana kasojeda dalka somaliland gar ahan gobolka borame ee xaruntisa awdal magaceguna wa amina kunanol nyrobi waxansalamay c/axmad nur maxad xashi tawakal maxad cise xusen axmad badar sicid xasan anteno cali colow cali axmad jir walalkey cibaar kaamatagin kunjer gaar ahan ayan kusalamaya gabdaha waxankalon katagin walalkey qaliga ah maxamad xaji xusen iyo waliba gabdaha walaladey ah oanan magacyadoda kaseyn
Asc all muslims in waqoyi bari kenya and star fm waxan cawa xalkan kaslamaya HOYO QURESHA ADEN HUSSEIN IYO ABO DEKOW HUSSEIN, BABA ALI (WAJIR), AFEY HUSSEIN, ALI HUSSEIN, ABDI HUSSEIN( blaki) ,CEBLA HUSSEIN, DUBEY HUSSEIN, ABAYO AMINA DEQOW, WALAL HASSAN DEQOW, SAFIYO DEQOW, SAXRA DEQOW, HARUN DEQOW, YUNIS DEQOW, SALMA DEQOW, NAJMA DEQOW, ZAKARIA DEQOW (CADE), SUMAYA DEQOW, SULEQA DEQOW, DAMAN DEQOW FAMILY AND MAMA MOGAY HARED. WA ANGO HUSSEIN DEQOW KUNOL KINSASHA DR CONGO WAN NISALAMEY DAMANTIN SAQALAXA STAR FM IYO ITA ITAQANO MUQAL IYO MAGACEYGA MAXAD SANID
As Wr Wb,waxaan halkan kasalaamaya dhamman shaqaalaha sharafta leh ee STAR-FM,kadib waxaan salaamaya dhammaan asxabtayda,qaraabada iyo ehelada oo kukala nool dunida daafaheda.Waxaan kunoolahay magaalada chicago.waadna mahadsantihiin sida sharafta leh eed u suuro geliseen inaad fursad siisaan shacabka ee u baahaan inay tahniyadaha iyo salaamaha si fudud isugudbiyaan.heestii naruuro”nuurow nuurow naawilaaya” iyo farhiya kabayare fadlan iigutuura.
waxan halkan kasalamaya
walashay bisharo oo jogta dadaab kenya
waxaa kale salamaya sxbyasheyda oo jogan dadaab kenya
aden issaq
abrahim abdinoor
dhaman xafada A=11
Am Abdull H. Kilas from Garissa. Waxan salamayaa dhamaan asxaabteyda. Waxan si khaas ah usalaamayaa somali dhamaan meelkastoo ey joogto. Waxan dhihi lahaa somaliyey waan silacnaye sidan aan isku dhaano. Aduunka waan kaharnaye qaadirken aan u toobadkeeno oo hurdada aan ka kacno.
Asc dhamaan shaqalaha lanta star fm. Eid mubarak, waxa ana halkan kasalamaya hoyadey mama jamaila issack maalim, aba omar mohamed cali,iyo ciyalkeyga an jeclahai oo kala ah mohamed adan omar, mahat adan omar, iyo hamadi adan omar,iyo dhaman walalhey oo jaga magalada mandera , kenya. waxa an leyahai irealy miss u . mar walbo qalbiga ayan idunkuahaya,. waxa kalo halkan salan qaas ah idin so dirayaa qaraba kunol gabolkan mineasota,usa . Eid wanagsan dhaman. asc . by.
Eid mubarak to all muslims ‘n greetings.
Asc.dhaman akhyarta idacada star fm ,kadib waxan halkan kasalamaya 1=hooyo mcn quresho mohamed dahir(kenya) 2=aabe husien mohamed hasan(ethiopia) walalahay 1=ayan nimco mohamedabdinajib iyo dhaman asxabtayda okale ah1=sayid abdirashid 2=hasan mohamed ali(hasanqoje) iyo dhaman teamka horseed oo an leyahay ciid mubarak bye
Uka horenti Asc waxan salamya hooyo caasho macalin axmed & aabbo axmed shire noor} somali : mugdisho habaryar Damac macalin axmed cabdidheere & ader maxamed xassan maalin &walalahey oo kala ah c/nasir maxamed xasan & nastexo max. Xass nimco maxamed xassan
Uga horenti Asc waxan salamya hooyo caasho macalin axmed & aabbo axmed shire noor} somali : mugdisho habaryar Damac macalin axmed cabdidheere & ader maxamed xassan maalin &walalahey oo kala ah c/nasir maxamed xasan & nastexo max. Xass nimco maxamed xassan & hibbo cabdi oo jogta kenya
Waa cali axmed shire oo joga kenya gar ahan xerada qoxotiga kenya Dadab dagahley Uga horenti Asc waxan salamya hooyo caasho macalin axmed & aabbo axmed shire noor} somali : mugdisho habaryar Damac macalin axmed cabdidheere & ader maxamed xassan maalin &walalahey oo kala ah c/nasir maxamed xasan & nastexo max. Xass nimco maxamed xassan & hibbo cabdi oo jogta kenya
Asc daman muslimenta.halkan waxan ka salamay hoyo 1samey bare,abti a/fatax,a/jabar,a/xamid iyo abti a/karim cun
Asc all waxan halkan ka salamaya abe ibrahim dagane iyo walalkey maslah yare o jogo bula adan
waa anigoo ah aden abdi oo joga America waxaan salamayaa ayedey halima, habryartey luul isaq,abti hussein isaq, iyo dhamaan dadka ku nool ifo gaar ahaan xaawojubey
BLOCK N17 dhamaan waad salaamantihin…..
halkan waxaan kasalamaya shaqalaha star iyo dhamaan muslimiinta oo dhan meel waliba ay joogan kadib waxaan halkan kasalamaya.
abti salad abdi noor
anab omar hassan
shacni noor keynan
bandow salad
hamdi salat
eba abdullahi
sareyo abdullahi
dhamaan oo jogan wandanka africa espacially ifo camp ,dadaab,garissa,thanks star fm
Assalamu caleykum axibbaai Fillah! Salan sare rer Starfm Khaasahaan, Guudahaan reer Garissa, Gaarahaan inta itaqaano sawdkey iyo suradeyba waxaan halkani kasalaami lahaa:-
1. Hooyo Gini Abdullahi Ali
2. walaaladey Ciraaq Omar
3. Ayub Omar
4. Khalid Omar
5. Diomond Omar
6. Ahmedbiriq Omar
7. Suleiman Omar
8. Cebla Omar iyo caruurteed
9. Leila Omar iyo caruurteed
10. Yussuf Omar iyo caruurtis
11. Hamdi Omar iyo caruurtiis
12. Abdirahman Oamr iyo caruurtiis
Waxaan kaloon si qaasah usalaamilahaa Marwaday B.
Iam greeting starfm and i would like to tell them in mornging to make sveral intresting programs
THANK YOU ONCE AGAIN
Hello starfm,halkan waxaan ka salaamayaa dhamaan muslimiinta meelkasto ay kala jogaan.ascwrwb,ayaan kuslmayaa.
Asc wan idin salamay waxa meshan iyad ah tahniyad katiray anan ko kala ah xasan xusen .cali cabdule muqtar abukar muqtar yuusuf.maxamed c/raxman.waxan u tahniyaday hayna dahir cumar iyo saynab oo aroskod ka dhacay garabcad ahna bariga jawhar
asc wahan halkan kasalamaya bahda starfm waxan kalo halkan kasala hooyo faynusa kasim iyo aba aden dofil iyo damaan rer aden dofil
Tahniyad Aroos 06.01.2011
Ugu Horren waan idiin sallaamnay shaqaalaha Star FM Gaar ahaan bahda barnaamijka Taniyadaha iyo Salaamaha, Annogoo kala ah:
Aabe Axmed Cabdi Ibraahim,
Hooyo Xaliimo Cilmi Dheer
Aabo Cali Muumin Aadan
Hooyo Xabiibo Jaamac Kheyre
Maxamed Axmed Cabdi Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Cabdi Raxmaan Axmed Cabdi xaaskiisa iyo caruurtuiisa
Beelo Axmed Cabdi Seygeeda iyo carurteeda
Naciimo Axmed Cabdi iyo Seygeeda Ayuub Cali iyo caruurteeda
Wariye Maxamedkafi Cali Muumin iyo xaaskiisa Muxubo Axmed Cabdi
Wariye CabdiRaxmaan Sheekh Yuusuf Ceynte iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Nuuridiin Cali Muumin iyo Xaaskiis Duniyo Cabdi Dheere
Liibaan Axmed Cabdi, Luuleey Axmed Cabdi, Cabdi-Fataax Axmed Cabdi
Cabdulaahi Maxamuud “Cabdulaahi Yare”
Ubax Maxamed Siyaad , Hani Maxamuud ,Faadumo Sheekh
Habaryer Maryan Ruun Cimi seygeeda iyo caruurteeda
Cabdi Raxmaan Maxamed
Idiris Cali Muumin
Faadumo Ayaan Cali Muumin
Iyo Cabdi-Casiis Cali Muumin
Dhamaan dadkaas oo kala jooga dalka iyo dibadiisa waxa ay tahniyad Aroos u diraayaan Arooska iyo Aroosada, Faraska iyo Geenyada, Dhalada iyo kaseedka Cabdulaahi Shodaay iyo Haweeyo Axmed Cabdi “Haweeyo Yurub” oo jimco dhaweed oo ay taarkhdana ku beegneed 30.ka bisha December 2011 ku aqalgalay xaafada Toofiiq ee degmada Yaaqshid waxa ay lee yihiin noqda kuwii isku waara oo kala hela ubad idin anfa oo wax u tara dalka iyo diinta…….Aamiin……..Aamiin……Aamiin
Daniyad aroos }hoyo farxiyo imaan mahdi iyo abe xasan cali maxamed samiro faysal mahdi maxmed xasan cali deeqo xasan cali iimaan xasan cali c risaaq xasan cali liban xasan cali nuro xasan cali nafiyo xasan cali yuusuf xasan cali abti sheqnuur cismaan nur hwr nuro cismanhwr fadumo maxmed dhamaan Waxan daniyad aroos u dirayaan arooska iyo aroosta umayma xasan cali iyo mustaf maxamed jiidane o ku aqal galay kenya nrbi
Daniyad aroos }hoyo farxiyo imaan mahdi iyo abe xasan cali maxamed samiro faysal mahdi maxmed xasan cali deeqo xasan cali iimaan xasan cali c risaaq xasan cali liban xasan cali nuro xasan cali nafiyo xasan cali yuusuf xasan cali abti sheqnuur cismaan nur hwr nuro cismanhwr fadumo maxmed dhamaan Waxan daniyad aroos u dirayaan arooska iyo aroosta umayma xasan cali iyo mustaf maxamed jiidane o ku aqal galay kenya nrbi waxan lenahay gurigena guri nagi gulow gayel amin amin
Anigo ah china aya halkan waxan ka salamaya dhaman shaqalaha starfm iyo dadka islamka ah mel kasto ay jogan:waxan qas ahan u salamaya hooyadey macan1:hidayo khalif ali 2:abo ahmed salat gaabow iyo walalahey leylo ahmed abni ahmed hodan ahmed iyo sahal ahmed hashim ahmed iyo ridwan ahmed
We,the NEP Community need to appreciate and infactcongratulate STAR FM for their hardwork and the initiatives in managing to open several stations in NEP,thus making the voices of the community heard all over the world!This Is Great Star FM.Bravo!Please be informed that we are proud of you and your stations and the communication links you have facilitated in this forgotten part the country.Star FM is the realvoice of the Day.
Asc dhaman shaqaalaha cidaacada starfm intaa kadib waxan salamaaya hoyadey xabibo sheikh ahmed walashey casho mahamed iyo sumayo mahamed iyo walalkey cabdulahi mahamed oo wala jogan mandhera iyo wixi maqalkey iyo muqalkeda yaqaano
magaceyga waa a.fatah waxana joga waadanka s.africa. inta ka hor waxan salaamaya sii ahan daádihi yasha barnamujka .inta waxan kasalamaya reer kena oo dan si ahan hoyadhey xali farah xared, walaalkey iyo walaashey oo kala ah a.halim iyo sumaya abdi rahman. salaan kadib waxan oranaya waa idhin xisay hoyo iyo reer garissa gar ahan reer bula sunna siba koxdaa BARCELONA OO KADISAN GARISSA….. WAXAN DAALBAN RABA INAN CODSADHO HEES AH KASKEEY (GAADADA)………. THANK YOU VERY MUCH
Marka hore waxan salamaya shaqalaha idacada starfm waxan kaluu halkan kasalamaya sxbkay abdullahi walashey hafsa
Marka hore waxan salamaya shaqalaha idacada starfm
1_aabo cumar maxamed aden iyo xasaskisa xalima amina iyo faduma. Wilashisa kala ah maxamed,xamze,cabas,yusuf,nasrudin,saacid,maxamud gabdhahisa faduma,aasha,aamina,juwayriya,sacdiya,ramla,iyo sundus waxa dhawan aros ku galay g_harey c/rahman cumar maxamed iyo fathi c/nuur gaar ahan jimcihi hadda ah bahda star ducada waa xakina