Saturday, May 19th, 2012

May 2011

Mladic

Kumanaan taageersan Genaral Mladic oo dibad bax ka dhigay dalka Serbia.

In kabadan 3 kun oo qof oo dibad baxayaal ah oo ay ku jiraan ciidamadii hore ee Bosniyiintii Serbia ayaa isugu soo baxay magaala Kalunofi ee ...

More From May 2011

File photo of French junior Minister for the Civil Service Georges Tron at the Elysee Palace in Paris

Wasiir dowlaha shaqada guud ee Faraniiska oo is caziley.

France: - Waziira dowlaha shaqada guud ee dalka Fransiiska Jorje Tarwan ayaa iska cazilay xilka uu hayay kadib markii lagu soo eedeeyay ...
South Africa President

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Koonfur Africa oo lagu wado in maanta ay gaaraan Libya.

Libya: - Madaxweynaha Koonfur Africa  Jacob Zuma ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro Dalka Liibiya taasoo lagu sheegay in ay tahay ...
NATO troops

Madaxweynaha Afghanistan oo digniintii ugu dambeeyay u jeediyay gaashaan buurta Nato.

Afghanistan: - Madaxweynaha Afghanistan Xaamid Karazai ayaa si xun u cambaareeyay dilka loo geystay 14 qof oo haween iyo caruur ah kuwaasoo ...
Yemen_protest

Ciidamada ammaanka Yemen oo isku hareereeyay fagaaraha xoriyadda ee magaalada Taciz

Yemen: - Ciidamada xukuumadda Yemen oo ay taageerayaan kooxo hubeysan oo ka tirsan xizbiga haya talada dalka Yemen ayaa isku hareereeyay ...
united-nations-security-council-vote

Shirka Golaha Ammaanka oo ka furmay Nairobi

Somalia: - Waxaa kulankaa lagu marti qaaday Madaxda Dowladda Soomaaliya, oo ay ka yimaadeen laba wafdi oo ay kala hoggaaminayaan Madaxweynaha ...
Siyaasiyiiinta Soomaalida

Astaamaha siyaasiga wanaaagsan..iyo siyaasiga Soomaaliyeed.!

Somalia: - Caadiyan xilliga uu siyaasi ugu jilicsan yahay una hadal macaan yahay waa xilliga uu sharaxan yahay ee uu dagaalka ...
FraBrish

Dowladaha Faransiiska iyo Ingriiska oo khilaaf soo kala dhex galey.

Britain/France: - Waziirka gaashaan dhigga ee France Gerard ayaa sheegay Isniniintii in dowladda Britain ay kula soo biireyso France weerarada ay fulinayaan ...
Mubarak-family

Mubarak iyo labadiisa wiil oo maxkamad lasoo taagi doono.

Egypt: - Warar laga helay  gaarsooraayaasha  dalka Masar ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee dalkaas Maxamed Xusni Mubarak iyo labadiisa wiil calaa ...
Obama US  Mideast Talks

Falastiin oo ku gacan seyrtay qaabka nabadda ee uu soo bandhigay Natenyahu.

Phalestine: - Mas’uuliyiin u dhalatay dalka Falastiin ayaa ka hortimid qudbaddii uu ra’izul wazaaraha Isra’el Binyamin Natanyaho ka hor jeediyay Congress-ka Mareykanka ...

« Back    More »

Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Blogroll

World News

icc

Maxkamada ICC-da oo Raadinaysa dagaal Ooge u dhashay wadanka Congo.

17.May.2012:-  Maxkamada danbiyada caalamiga ah ee ICC da ee dalka Holand ayaa sheegtay inay si wayn u doonayso ...
serbia

Ratko oo ay maalintii labaad maxkamadayntiisu ka socotaa ICC da.

17.May.2012:-  Hogaamiyihii Militeriga ahaa ee hogaaminayay ciidamadii Serbiya oo loo haysto 11 eedaymood oo ay ku jiraan danbiyo ...
ban

Xubno ka tirsan mucaaradka dalka Bangladesh oo xabsi la dhigay.

17.May.2012:-  ilaa iyo 33 ka tirsan hogaamiyayaasha mucaaradka dalka Bangladesh ayaa  xabsiga la dhigay iyagoo lagu eedaynaayay inay ...
sp

Boqorada Spain oo joojisay booqasho ay ku tagi lahayd dalka Britten.

17.May.2012;-  Boqorada dalka Spain Mss Sofia ayaa lagu soo waramayaa inay cansal garaysay booqasho ay ku tagi lahayd ...
berlin

Hollande iyo Merkel oo qabanaya kulanka Midowga Yurub ee ka dhacaya Barliin.

16.May.2012:-  Ninka dhawaaan loo dhaariyay Madaxwaynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa balan qaaday inuu kala shaqayn doono dowlada ...
syr

Dad ku geeriyooday weeraro ka dhacay wadanka Siiriya.

16.May.2012:-  Ugu yaraan 20 ruux oo ka qayb galayay aas loo samaynayay dad horey ugu geeriyooday rabshadaha ka ...

Pakistaan oo la rajaynayo inay ka qayb gasho kulanka Nato ee Afganistaan ka dhacaya.

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dalka Pakistaan Asif Ali Zardari ayaa lagu wadaa todobaadkan inuu ka qayb galo kulanka isbahaysiga Naato ...
h

Mr Hollande oo loo dhaariyay xafiiska madaxwaynaha Farance.

15.May.2012:-  Madaxwaynaha cusub ee dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa si rasmi ah u noqday madaxwaynaha wadankaasi kadib markii ...

Business

petrol-station1

Qiimaha shidaalka Noocyadiisa kala duwan oo hoos loo soo dhigay .

15.January.2012:-  Qiimaha shidaalka noocyadiisa kala duwan ayaa mar kale hoos loo dhigay .Sida ay sheegeen gudiga  xadaynta qiimaha ...
Wasiirka-dalxiiska-Kenya

Hanaanka dalxiiska dalka oo sare u kacay .

23.December.2011:-   Kobaca dalxiiska dalka ayaa sare u kacay boqolkiiba 17%,  sida lagu sheegay qiimaynta 10-kii  bilood ee ugu danbaysay ...
shidaalka

Dawlada oo hoos u dhigtay Qiimaha shidaalka dalka.

14.December.2011:-Gaadiidleyda ayaa waxa ay ku jiraan farxad iyo raynrayn ka dib markii qiimaha shidaalka hoos loo soo dhigay ...

BEAUTIFUL CITY OF GARISSA

Opinion

Recommendations

oyun oyna