Waa Ahmad sheik mursal oo jooga mandera gaar ahaan meta meta Walalo waxa wanaagsan marka laga hadlayo public & private schoolska waa haben & maalin waxa horumarka ku jiro dadkuna inta badan wey ogyihin waxana mudnanta kowad leh kuwa privateka dhanka macaliminta & ardadaba micnaha macalimintu waa kumo kasoo dhalalay lacagta ardada ay ka qadaan laakin public schools aradada & macalimintaba kuma qanacsana sababo xagga feega u helayo ardaduna ma qanacsana marka ay arkan macalinka oo fasalka & ardadaba daneyneyn laakin xagga dhaqaalaha waxa reeraha u wanagsan public schoolska waana muhim in la tayeyo public schoolska